![Lii Live Media](/img/default-banner.jpg)
- 1 491
- 10 564 874
Lii Live Media
Kenya
Приєднався 11 сер 2018
Kusoo dhawaada lii live media channel waxaa inoo tihiin dhiiro gali yaal talo iyo tusaale nala wadaag WhatsApp 0615049530 :0617246246
FURSADI UGU RAQISNED IYO BOSAS CABIRKOD YAHAY 20×20
FURSADI UGU RAQISNED IYO BOSAS CABIRKOD YAHAY 20×20
Переглядів: 840
Відео
HAL BOS OO LAWA JEDLE AH KUNA YALO XAFADI UGU RAQISNA IYO CABIRKISA 20×20
Переглядів 2,6 тис.7 годин тому
HAL BOS OO LAWA JEDLE AH KUNA YALO XAFADI UGU RAQISNA IYO CABIRKISA 20×20
100BOS IIB AH OO LAMIGA LAFOOLE U DHOW WANA BOASASKI IGU RAQISNA
Переглядів 2,2 тис.19 годин тому
100BOS IIB AH OO LAMIGA LAFOOLE U DHOW WANA BOASASKI IGU RAQISNA
10KI BOS UGU RAQISNA EE AH DHUL MUSTAQ BAL FUCAN LEH
Переглядів 1,8 тис.День тому
10KI BOS UGU RAQISNA EE AH DHUL MUSTAQ BAL FUCAN LEH
XAFAD CUSUB OO KUTALO CEELASHA IYO QIIMAHA LA IIBIYO O AD U JECLAN DONTID
Переглядів 1,7 тис.21 день тому
XAFAD CUSUB OO KUTALO CEELASHA IYO QIIMAHA LA IIBIYO O AD U JECLAN DONTID
20BOS OO IIB AH LAMIGA U JIRO 1KM LACAG TISANA WA GALI GACANTA
Переглядів 1,2 тис.21 день тому
20BOS OO IIB AH LAMIGA U JIRO 1KM LACAG TISANA WA GALI GACANTA
DHUL HADA LA DEGAN MEN RABO OO BOSAS IIB KA AH IYO QIIMAHA AD U JABAN
Переглядів 2,6 тис.21 день тому
DHUL HADA LA DEGAN MEN RABO OO BOSAS IIB KA AH IYO QIIMAHA AD U JABAN
BOSASKI UGU RAQISNA EE JAZIIRO OO AD IIB SANKARTID KUWA XEBTA SAAN
Переглядів 2,1 тис.28 днів тому
BOSASKI UGU RAQISNA EE JAZIIRO OO AD IIB SANKARTID KUWA XEBTA SAAN
GURIGI AN SO BANDHI GENAY OO VILADA AHA LAGU WAREJIYEY QOFKI LAHA GURIGA
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
GURIGI AN SO BANDHI GENAY OO VILADA AHA LAGU WAREJIYEY QOFKI LAHA GURIGA
4BOS OO XARASH AH CALA BOSKI WA 1800 DOLAR UNA DHOW DEGANKA CELASHA
Переглядів 1,6 тис.Місяць тому
4BOS OO XARASH AH CALA BOSKI WA 1800 DOLAR UNA DHOW DEGANKA CELASHA
NUS BOS DHISAN OO BACWENA ONA IIB AH WANA FURSAD GABAN
Переглядів 3,3 тис.Місяць тому
NUS BOS DHISAN OO BACWENA ONA IIB AH WANA FURSAD GABAN
SHIRKAD DHISTA GURIYO VIP AH #MIDNIMO #CONSTYUCTION IYO QIIMAHA AAD UJABAN 2024 HD
Переглядів 18 тис.Місяць тому
SHIRKAD DHISTA GURIYO VIP AH #MIDNIMO #CONSTYUCTION IYO QIIMAHA AAD UJABAN 2024 HD
HAL BOS OO AH GELI GACANTA ONA KUYALO XAFADA ALXAYAD EE SINKA DHER
Переглядів 2,6 тис.Місяць тому
HAL BOS OO AH GELI GACANTA ONA KUYALO XAFADA ALXAYAD EE SINKA DHER
NUS BOS RAQIS AH OO SARAN DARBIGA HORMUD WALAHI WA RAQIS WAN JINIS
Переглядів 1,7 тис.Місяць тому
NUS BOS RAQIS AH OO SARAN DARBIGA HORMUD WALAHI WA RAQIS WAN JINIS
16BOS OO IIB AH CALA BOSKI WA 600DOLAR WALAHI WA DHUL FURSAD FURSAD DHAFAY
Переглядів 2,8 тис.Місяць тому
16BOS OO IIB AH CALA BOSKI WA 600DOLAR WALAHI WA DHUL FURSAD FURSAD DHAFAY
BOSAS 4 AH OO DHUL CUSUB WANA JEBKA GILI GACANTA WAYE EE WA JANIS
Переглядів 1,6 тис.Місяць тому
BOSAS 4 AH OO DHUL CUSUB WANA JEBKA GILI GACANTA WAYE EE WA JANIS
WALAHI BOSASKA IIBKA AH WAXEY MARAYAN MESHI UGU RAQISANED
Переглядів 1,5 тис.Місяць тому
WALAHI BOSASKA IIBKA AH WAXEY MARAYAN MESHI UGU RAQISANED
DHAMAN DADKA IGU XERAN DHULKAN IIB MAHIN
Переглядів 1,5 тис.Місяць тому
DHAMAN DADKA IGU XERAN DHULKAN IIB MAHIN
2 BOOS LAAMIGA CEELASH SAARAN OO IIB AH WAANA RAQIIS JAANIS AH 2024 HD
Переглядів 1,7 тис.Місяць тому
2 BOOS LAAMIGA CEELASH SAARAN OO IIB AH WAANA RAQIIS JAANIS AH 2024 HD
DHUL RAQIIS AH OO UDHOW HORMUUD NINKIISA DARUUF DARTEED U IIBINAAYO 2024 HD
Переглядів 3,8 тис.2 місяці тому
DHUL RAQIIS AH OO UDHOW HORMUUD NINKIISA DARUUF DARTEED U IIBINAAYO 2024 HD
NUS BOS BANAN OO IIB AH KUNA YALO XAFADAHA UGU RAQISAN EE CEELASHA
Переглядів 2,5 тис.2 місяці тому
NUS BOS BANAN OO IIB AH KUNA YALO XAFADAHA UGU RAQISAN EE CEELASHA
GURI DHISAN OO VILA AH ONA IIB AH WANA GURI KU CAN FACAYO WAYE
Переглядів 3,3 тис.2 місяці тому
GURI DHISAN OO VILA AH ONA IIB AH WANA GURI KU CAN FACAYO WAYE
NUS BOS DHISAN OO MARKI HORE QIMAHISA QALI AHA HADANA HOS LO DHIIGAY
Переглядів 4,5 тис.2 місяці тому
NUS BOS DHISAN OO MARKI HORE QIMAHISA QALI AHA HADANA HOS LO DHIIGAY
WALAHI I AMIINA WA 2BOS OO FICAN UNA DHOW WADADA WEY EE CELASHA
Переглядів 2,8 тис.2 місяці тому
WALAHI I AMIINA WA 2BOS OO FICAN UNA DHOW WADADA WEY EE CELASHA
DAG DAG WAXA NIYAHA HAL BOS OO UDHOW LAMIGA WANA BIRIMO JANIS AH
Переглядів 2,2 тис.2 місяці тому
DAG DAG WAXA NIYAHA HAL BOS OO UDHOW LAMIGA WANA BIRIMO JANIS AH
NUS BOS OO SI QURUX BADAN UDHISAN HADANA IIB AH LEH SUBAR LOGO
Переглядів 3,6 тис.2 місяці тому
NUS BOS OO SI QURUX BADAN UDHISAN HADANA IIB AH LEH SUBAR LOGO
WALAHI WAXA SO ARKAY XAFAD CUSUB OO DHISMO KA SOCDO IYO QIIMA IIBKA AH
Переглядів 6 тис.2 місяці тому
WALAHI WAXA SO ARKAY XAFAD CUSUB OO DHISMO KA SOCDO IYO QIIMA IIBKA AH
GURI IIB AH UNA DHISAN SIDI VILO JARMAL WANA JANIS KU SODONTAY
Переглядів 3,6 тис.2 місяці тому
GURI IIB AH UNA DHISAN SIDI VILO JARMAL WANA JANIS KU SODONTAY
BOS DHISAN OO IIB AH KANA BAXESO KIRADA XAMAR UGU JIRTO IYO QIMAHA
Переглядів 3,8 тис.2 місяці тому
BOS DHISAN OO IIB AH KANA BAXESO KIRADA XAMAR UGU JIRTO IYO QIMAHA
DHAMAN DADKA IGU XERAN CIID MUBARAK HADA IYO SHAQO WACAN
Переглядів 8602 місяці тому
DHAMAN DADKA IGU XERAN CIID MUBARAK HADA IYO SHAQO WACAN
Nastexo amni ma ahan xafdas
Mahadsanid
Video gaada dhan matallaalac waaye maalaayacni aa dal dalle Dadka adiga miya kirada iyo ijaarka ka saari karo lacagtooda ay uga bixi karaane Main point ga hdl sida 1) location. 2》dukumintiga sharcigisa. 3》cabrka tirada miter. 4》Qiimaha. Wax cabsan camala u hadlee
Qaali waye 2000 kama badanan karo Mashaan duurka ah
3.000 dollar waaga diyaar ah waalahi ciyaar maahan hadaa rabtaan isoo sheeg
800 igasii
Mahadsanid
Wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu, MaashaAllaah Tabaarakallaah. Shukran Jazaakallaahu kheyran walaal Qaali
Waa qaali saaxib wax qiimo Mahan waa dhac 2500 uqalmaa
Liilov iso
Asc sxb waad soo gaabin jirtay dhag iyo dhag xoogaa warka waad badisay sidii Dadkii Neef neef san jiray soo gaabi mahad sanid
Waa jaanis wanaagsan lii sxb waxaan ka qaadanaa ilaa 10 boos ee lacagta wax malaga dhimi karaa isoo jawaab sxb thsnks
Lacag hadi lahesto ceel dilimo kuqas tuboyin markas mator biyo koronto midkee qaadan laheed korontada laga maarmaa
lii jasiira dhul raqis kasofiiri mahadsanid
Mashaa Allah excellent information thank bro
Dhulka document maleeyaha walaal
marabo
Masha allah.
❤❤
Albaabada iyo daaqadaha ayaa idley oo bir laga dhigay.
Asc waxan raba nus boos
Adi dhanka mahinee mel kale dhul ka keen sida darusalaam😊
Waa dhulka marka laga saaro dhismaha waa 25000 ugu badnaan dhulkana illaa 1000 kun
2km way ka badan thy
Laamiga meequ u jiraa
Mahadsanid
war ma waalantahay
liibaanoow dadka adiga ayaa isku diraya meeshaad walaahi xitaa lacag la aan kumarabo
Bro Chanallkaga ha noqdo uniqe Mid Wax looga bartey kaliya laga helo ama wixi oo lasii horemariyay Mahadsanid.
Sxpoow kuwaan beelo waaye lkn arbacoow soo duub adoo mhdsnd liilive⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
Nus boos maka helaa oo brimo ah
War manoled
Masha Allaah dhulkii aybay dhaxan iyo deegaan dalxiiseedka Nimow
Masha Allaah dhulkii quruxda badnaa Nimow iyo Abay dhaxan
Asc. Wll manoo sheegi kartaa qiimaha gurigaan, yacni lacagta dhismaha ku baxday?
50 dollar xitaa uma qalmo,guri shisan 20kun oo dolar baa buuxa xamar
5000 waa qaali heer tabareed kama baxo. 5000 meequu ku dhisaa heer tabareedka waa beec wasli ah waana duur queacley ad.
Suaashu waxay tahay yaa sharciyeey dhulka? Waxaan qaraalo fara badan ku arkay in dhulku biyomaal leeyihiin oo ay diideen in ay iibiyaan, waxay ku dareen hadalka, qofkii lagu arkaa in ay dili doonaan in ay dhistaan iska daaye. Yaa la dilayaa marka? Hadhiiwna unukaa leh ayaa bilaabmeeysa.
@@niyaaladembiyomaal jareer waa washay wlhi dhulkan wacdaan cisman iska leh goormee Faan barateen
@@YusufHarun-vc9th. Faan ma ahan, dhulkaan waa dhul biyomaal. Biyomaal waa DIR. Jareer WAA abuuris ALLE ceebna malahan sidiina oo kale.
@@YusufHarun-vc9th. Kaba soo qaad in aad leedihiin, yaa idiin sharciyeeyey, dhulku maanu dhul dowladeed aheyn?
@@YusufHarun-vc9th Waa runtaa dhulkaasi waa deegaankii Wacdaan Cismaan 💯
Dhulkaan waa biyomaal iibna ma ahan ee beenta ka jooji dadka. Waxan maqlay in biyomaal dhaheen wanau dileen qofkii yimaada iska daaye in la dego.
Jaziiro wacdaan iska leh naag walan tahay wlhi
@@YusufHarun-vc9th. Sfigaa waalan oo dhaqtar u baahan tuugyahay.
@@YusufHarun-vc9th meelo badan ayana ka aqriyey dad leh dhulka biyomaal baa leh goorma wacdaan yeeshay? Hawiye iyo tuugonimo naxaa lakala siiyo taloow?🤔
@@niyaaladem Aflagaadada & akhlaaq xumada jooji ! Biyamaal, Marko & agagaarkeeda ayey degan yihiin, meeshii ay maalin hore ka hadlayeena' Jaziiro maaheyn,Jaziirana wax shaqo ah ay ku leeyihiin maleh !!!
@@boosteeyorooble5287. Naayaa yaan ku aflagaadooday? Xageese ku aragtay aqlaakhdeyda mana I taqaanide? Hadii aan qaldanahay maad I saxdid waa gar markaasiye? Dhulka biyo maal baa leh dhowr mar beey dhageeyga kusoo dhaceen, ayagoo weliba l3h waanu dileeynaa wixii kasoo ag dhawaada. Nayaa imisaa dhulkaan xeebta ah dad lacag looga cunay? Ma kuwaas ayaad ka midtahay dadka dhaca oo dhiigooda u soo shaqo tagay? Nayaa aniga ima taqaanid ee dhiidhiibso.
10/15 mise 10/20
Codka maqal ahaan Lama fahmaayo, qiimaha dhismahana nala wadaaga fatlan
Liiyow, codka muuqaalka fasiix maahin !!
Maansha alaah
Xaafada Intee waaye
Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
Waaw Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
War ma noleyd nio😂
Allaha ku cafiyo
fjmuniir adiga aya somali aheyn hoyadawas
Masha allah
Masha Allah, waa Guri Boqortoyo wanan dhisan doonaa Insha Allah ❤😂